|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Xil/Suldaan Cabdiraxmaan Iyo Dar Daarankii Uu Ka Jeediyay Bilowga Doorashooyinka Jsl.
March 11, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Alle ha,Unaxariistii Suldaan Cabdiraxmaan Sheekh Muxumed oo Ka mid ahaa golaha guurtida iyo Madax-Dhaqmeedka somaliland islamarkaana kamid ahaa odayaashii Doorka muhiim ka ah kasoo qaatay hubka dhigistii dalka iyo Dhismaha Somaliland ayaa siqoto dheer uga hadlay marxaladihii ay somaliland soo martay iyo bilowgii Doorashooyinka Somaliland, Dhanka kale Suldaan Cabdiraxmnaa ayaa dadwaynaha udiray fariin muhiim oo la xidhiidha tartanka ururada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SULDAAN CABDIRAXMAAN ALLE HA,UNAXARIISTEE;
Related posts:DAAWO;ODAYAASHA IYO WAXGARADKA GOBOLKA SAAXIL OO XARAAN KU TILMAAMEY HESHIISKA WAREEJINTA DEKADA BER... DAAWO;-Sheekh Almis Yaxye Oo Qadiyada Somaliland Usharaxay Culimada Somaliyeed Oo Shir Uga Socday Ca... Raysal-Wasaaraha Dalka Ingiriiska Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Kenya Iyo Arimaha Ay Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|