|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Milicsiga Muj Jidhif Iyo Doorkii Uu Ka Qaatay Dib Udhiskii Somaliland Ee Miinada Lagaga Saarayay Gudaha Jsl.
March 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mujaahid Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) Oo kamid ahaa Saraakiishii Hogaaminaysay Halgankii Gayiga Somaliland Lagaga Xoreeyay Taliskii Mucangaga ahaa ee Siyaad Bare Islamarkaana doorka wayn kasoo Qaatay dib Dhiskii Jamhuriyyada Somaliland Ee Dhismaha Ciidamada Qalabka sida oo uu lahaa Aas Aaskooda Isagoo Xilal kala duwan ka soo qabtay Xukuumadihii Soo maray Somaliland. Sidoo Kale Muj Jidhif ayaa qayb wayn kasoo qaatay sidii dhulka somaliland looga saari lahaa miinadii iyo Aaladihii Qarxayay ee Ay Dawladii Siyaad Bare Ku Aastay dhulka somaliland oo Dhibaato wayn ku Hayay Shacabka Somaliland Iyo Xoolahaba xili lagu jiray marxalad adag oo dalku ahaa yam yam. HALKAN KA DAAWO MUJ JIDHIF OO CIIMADII MIINO SAARKA DARDAARAN IYO DHIIRI GALIN UJEEDINAYA;
Related posts:Madaxwaynaha Oo Shacabka Jsl Tacsiyadeeyay Geerida Marxuum Suldaan Bare Oo Galabta Ku Geeriyooday M... Dr. Bulxan Oo Ka Sheekeeyay Sababta Uu Xasan Sheekh Madaarka Ugu Jeex-Jeexay Heshiiskii Ay Isaga Iyo... Dawlada Itoobiya Oo Siwayn Uga Cadhootay Dad Mudaharaadayay Oo La Wareegay Safaaradooda Magaalada B... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|