|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Marwada Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Cigaal Oo Sheegtay In Dhulka Ay Degan Tahay Ku Haystaan Qoyska Madaxwayne Biixi, Iyo Fariinta Ay Udirtay Shacabka
March 21, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Marwada Madaxwaynihii hore ee Somaliland Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Marwo Kaltuun Xaaji Daahir ayaa si qiiro leh uga hadashay dhulka ay degan tahay oo Ay qoyska madaxwayne muuse biixi ku haystaan islamarkaana ay qaati ka taagan tahay. Dhanka kale marwo kaltuun ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu soodoonta furaha gurigeeda maadama ay qaati ka taagan tahay qoyska madaxwayne biixi. HALKAN KA DAAWO MARWO KALTUUN OO ARIMO XASAASIYA SOO BANDHIGTAY; Related posts:Loolanka Murashaxiinta Xisbiga Kulmiye Oo Cirka Isku Sii Shareertay Iyo Wasiirkii Hore Ee Maaliyada ... Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan Oo Warbaahinta Somaliland Ugu Baaqay In Ay Warxumo Tashiilka ... Salaadiinta Somaliland Oo Golaha Madaxa Banaan Ee Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka Ka Qaatay Go?aan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|