DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Gaadhay Deegaanka Goday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDSI Oo Gaadhay Deegaanka Goday.
March 6, 2020 - Written by Editor:

GODAY(W,N)- Madaxwaynaha dawlad deegaanka ismaamulka itoobiya iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaadhay deegaanka goday isagoo shacabka ku dhaan deegaankaasi kala hadlay fagaare.

Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa ka warbixiyay safarkiisa iyo waxqabadka ay dawladiisu ka hirgalisay deegaanada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS