DAAWO;-Madaxwaynaha DDS Oo Gaadhay Deegaano Katirsan Gobolka Liibaan, Kana Warbixiyay Mashaariicda Ay Xukuumadiisu Ka Hirgalinayso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha DDS Oo Gaadhay Deegaano Katirsan Gobolka Liibaan, Kana Warbixiyay Mashaariicda Ay Xukuumadiisu Ka Hirgalinayso.
March 8, 2020 - Written by Editor:

LIIBAAN(W,N)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka somaliland Mustafe Muxumed Cumar(Mustafe Cagjar)  Iyo Wafti Uu hogaaminyao oo maalinkii sedexaad kormeer ku maraya gobolada dalka ayaa gaadhay deegaano katirsan gobolka liibaan halkaasi oo si diiran loogu soo dhaweeyay.

Madaxwayne cagjar ayaa ka warbixiyay mashaariicda ay dawlada ka hirgalinayso deegaanadan oo uu sheegay in ay ka muuqato dib udhac balaadhan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS