DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Dhismaha Wadooyin Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Dhismaha Wadooyin Cusub
March 10, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmo gnacsiyeedka tog wajaale ayaa bilaabay dhismaha sedex wado oo ay hore udhagax dhigeen.

 

Gudoomiye kuxigeenka degmada iyo xoghayaha dawlada hoose ayaa ka warbixiyay bilowga dhismaha wadooyinkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS