|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Wacyi Galin Iyo Kormeer Lagaga Hortagayo Coronavirus Sameeyay.
March 21, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley iyo masuuliyiinta Dawlada hoose ee gabiley ayaa saaka samaeeyay wacyi galin iyo kormeer ay ku tageen xabsiga magaalada Gabiley kaasi oo ay gaadhsiiyeen waxyaabaha lagaga hortagayo nadaafad xumada iyadoo ujeedada kormeer koodu ahayd sidii bulshada looga wacyi galin la xidhiidha ka hortaga caabuqa corona virus. Sidoo kale maamulka gobolka gabiley ayaa soo kormeeray dhakhtarka magaalada iyo goobo kale. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Gudida Doorashooyinka Qaranka Iyo Maamulka Gobolka Saaxil Oo Si Wada Jira U shaaciyay In Lasoo... Wasiirka Arrimaha Gudaha Jsl Oo Ka Hadlay Dilka Laba Askari Oo Kooxo Hubaysani Ku Toogteen Magaalad... Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Sheegay In Xisbi Xaakimka Kulmiye Lagula Xisaabtamayo 7Sano E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|