DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Gudaha Magaalada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo olole Nadaafadeed Ka Fuliyay Gudaha Magaalada.
March 21, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmo Ganacsiyeedka Tog wajaale ayaa maanta fuliyay olole nadaafadeed lagu ururinayo qashinka kaasi oo ay ka fuliyeen goobo  muhiim ah.

Sidoo kale masuuliyiinta degmada tog wajaale ayaa bulshada ugu baaqay in ay ilaaliyaan nadaafada si looga hortago caabuqa corona virus.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS