|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Kormeer Kusoo Maray Mashaariic Ay Wadaan Gudaha Magaalada.
March 9, 2020 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Xoghayaha Degmada Tog Wajaale Cabdilaahi Xasan Samaale ayaa maanta kormeer indho indhayn ah kusoo maray mashaariicda kale duwan ee ay maamulka Wajaale ka wadaan degmada isagoo ikuurgalayay sida ay usocdaa mashaariicdani oo uu kamid yahay dhismaha dawlada hoose ee wajaale loo dhisayo .
Sidoo kale xoghaye samaale ayaa ka warbixiyay Sida ay Usocdaan mashaariicda ay gacanta ku hayaan dawlada hoose ee wajaale iyo sidoo kale waxyaabaha uqorshaysan in ay qabtaan. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo: Gudoomiyaha Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Cabashadda Reer Awdal,Dagaalka Cali Khaliif Galaydh Ka ... DAAWO;-Sheekh Dandaawi Oo Booqasho Ku Tagay Gobolka Sanaag Iyo Xabaashii Sheekh Ciise Bini Axmed! DAAWO;-Madaxdhaqameedka Midkamid Ah Beelaha Dega Gobolka Sool Oo War Kasoo Saaray Xaalada Magaalada ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|