DAAWO;-Kulan Lagaga Hadlayay Ka Hortaga Tahriibka Gabdhaha Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Kulan Lagaga Hadlayay Ka Hortaga Tahriibka Gabdhaha Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
March 12, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kulan lagaga hadlay sidii looga hortagi lahaa tahriibta ee gabdhaha ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa.

Kulankan ayaa lagu soo bandhigay dhibta ay gabdhuhu kala kulmaan tahriibta iyo sida looga hortagi karo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS