Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Faafan Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Soo Gaadhay Boorama | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Faafan Ee Dawlad Deegaanka Soomaalida oo Soo Gaadhay Boorama
March 12, 2020 - Written by Editor:

Boorama (WJN)- Waxaa maanta magaalada Boorama soo gaadhay wefti balaadhan oo uu hogaaminayo guddoomiyaha gobolka Faafan ee dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Weftigan ayaa waxaa deegaanka Goroyo Cawl ku soo dhaweeyay maamulka iyo masuuliyiinta gobolka Awdal.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS