DAAWO;-Fanaaniinta Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Xaaladooda Nololeed Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaaniinta Qaranka Jsl Oo Ka Hadlay Xaaladooda Nololeed Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
March 5, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Qaarkamid ah fanaaniinta qaranka Somaliland iyo abwaano ayaa ka hadlay duruufta nololeed ee ay ku sugan yihiin Fanaaniintu iyo sida ay xukuumadu u hagratay,

Sidoo kale faanaaniinta ayaa xukuumada iyo golayaasha qaranka ugu baaqay in ay waxka qabato baahida fanaaniinta .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS