Daawo: Ex: Wasiir Ciise Xawar oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa
March 11, 2020 - Written by Editor:
Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta garoonka diyaaradaha ee Cigaal si diiran loogu soo dhaweeyay wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Somaliland Ciise Axmed Xawar.
Waxaa ex: wasiir Xawar garoonka diyaaradaha Cigaal ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirsan Xukuumada.