|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dhalinyaradii Shaqo Qaran Ee Gobolka Gabiley Oo U Anbabaxay Xarunta Carbinta Ee Darar Wayne.
March 11, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Maamulka gobolka gabiley ayaa maanta sii sabootiyay dhalinyradii ku guulaysatay imtixaankii shaqo qaran wajigiisii labaad oo u anbabaxay xarunta carbinta ee darar wayne. Maamulka gobolka gabiley iyo waalidiinta dhalay dhalinyaradan ayaa dardaraanka kusi sabootiyay iyagoo faray in marwalba heegan unoqdaan dalkooda sifiicana ugutaan duruusta lasiinayo. Dhanka kale dhalinyaradan u anbabaxaysay xarunta tababarka ee dararwayne ayaa dareen celiyay . HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Madaxwayne kuxigeenka jsl Oo Dardaaran Culus Ujeediyay Xubnaha Agaasimayaasha Guud Ee Wasaaradaha Da... DAAWO:-Xujaydii Sanadkan Somaliland Ka Tagtay Oo Ka Cabanaya Meelaha La Dejiyay Oo Aan Wanaagsanyn Wasiir Cabdilaahi Abokor Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadalkii Gudoomiye Faysal Cali Waraabe, Sheega... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|