DAAWO;-Bandhiga Buuga Garasho Ee Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey Oo Lagu Qabtay Magaalada Minnesota. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Bandhiga Buuga Garasho Ee Abwaan Cabdillaahi Xasan Ganey Oo Lagu Qabtay Magaalada Minnesota.
March 20, 2020 - Written by Editor:

Minnesota(W,N)-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey ayaa Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Minnesota Ee Cariga Maraykana kusoo bandhigay buuga garasho oo dhawaan laga qoray suugaantiisa.

Abwaan Cabdilaahi Ayaa munaasibad kusoo bandhigay gabayo kamid suugaantiisa oo ku jira buuga garasho.

HALKAN KA DAAWO BARNAAMIJKA BANDHIGA BUUGA GARASHO EE ABWAAN CABDILAAHI XASA GANEY;

 

COMMENTS
LINKS