DAAWO;-Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Oo Si Qaawan U Weeraray Qurba Joogta Xili Uu Safar Ku Jooga Dalka Uk. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Afhayeenka Madaxtooyada Jsl Oo Si Qaawan U Weeraray Qurba Joogta Xili Uu Safar Ku Jooga Dalka Uk.
March 20, 2020 - Written by Editor:

LONDON(W,N)- Afhayeenka madaxwaynaha somaliland mr mxamuud oo safar ku jooga dalka uk ayaa casuumad ay ku maamuseen qurba joog reer somaliland ka jeediyay hadalo han jabaad iyo cabsi galin iskugu jirta oo uu qurba joogta udiray isagoo sheegay in ay waxka qabtaan ka qurba joog ahaan dadka xukuumada dhaliila ee dalka dibadiisa ku sugan

Sidoo kale hadalka kasoo yeedhay afhayeenka ayaa noqday mid  amakaag ku noqday bulshadii uu la hadlayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS