|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Kumanaan kamid ah Ardayda Dugsiyada Nuuradiin Ujeediyay Khudbad Kicisay Shucuubtooda+Maanso.
March 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamid abwaanada dhalinyrada ee ugu caansan gayiga somalida mudooyinkii udanbeeyay khudbado dhiiri galin ah iyo dardaaran ujeedinayay ardayda ka qalin jabisa jaamacadaha Somaliland iyo kuwa dawlad deegaanka somalida itoobiya.
Abwaan xasan dhuxul laabsaalax ayaa kumanaan kamid ah ardayda dugsiyada nuuradiin ujeediyay khudbad dareenkooda kicisay taasi oo isugu jirtay dardaaran iyo dhiirigalintaa. Sidoo kale abwaan xasan dhuxul ayaa tiriyay maanso uu ardayda kula hadlay Ardayda dugsiyada nuuradiin schools, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Farmaajo oo Mid Ka Mid Ah Macalimiinta Jaamacadda Hargeysa U Magacaabay Garsoore Maxkamada Sare Ah Daawo:Taliska Ciidanka Booliska Somaliland Oo Ku Milmay Mareegta Siyaasada Jawaab Adagna Siiyay Suld... Safiirka Jabuuti U Fadhiya Somaliland Muxuu Ka Yidhi Kulan Dhex Maray Madxaxweyne Geele iyo Isayeas ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|