|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul Oo Kumanaan kamid ah Ardayda Dugsiyada Nuuradiin Ujeediyay Khudbad Kicisay Shucuubtooda+Maanso.
March 5, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Abwaan Xasan dhuxul laabsaalax oo kamid abwaanada dhalinyrada ee ugu caansan gayiga somalida mudooyinkii udanbeeyay khudbado dhiiri galin ah iyo dardaaran ujeedinayay ardayda ka qalin jabisa jaamacadaha Somaliland iyo kuwa dawlad deegaanka somalida itoobiya.
Abwaan xasan dhuxul laabsaalax ayaa kumanaan kamid ah ardayda dugsiyada nuuradiin ujeediyay khudbad dareenkooda kicisay taasi oo isugu jirtay dardaaran iyo dhiirigalintaa. Sidoo kale abwaan xasan dhuxul ayaa tiriyay maanso uu ardayda kula hadlay Ardayda dugsiyada nuuradiin schools, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Kulan Layeeshay Saraakiil ka Tirsan Haayada UNSOM Iyo Arimaha Ay Ka Wad... DAAWO;-Odayaasha Iyo Waxgaradka Deegaanka Gar Gaara Bari Oo Ka Hadlay Colaada Ka Taagan Iyo fariinta... Somaliland Oo Wafti Madaxdhaqameed Ah Udiraysa Wada Hadaladii Udhexeeyay Garaarada Gobolka Sool Oo L... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|