|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Qaran Jire Oo Maanso Cajiib Ah Ku Cabiray Sida Somalida Dhaqankii Suubanaa Uga Tagtay.
March 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Abwaan Axmed Kayse Aadan Ismaaciil (Qaran Jire) oo kamid ah hal abuurka reer Somaliland ayaa maanso ku cabiray sida somalidu uga baydhay dhaqankii suubaa ee ay lahayd Sidoo kale Abwaan Qaran Jire ayaa maanso lamagac Baxday HIIL DHAQAN ku fariimeeyay Bulshada qaybaheeda kala duwan sida dayartii uga tagay dhaqankii suubaanaa ee diinteenu inoo sheegtay taasi oo khatar ku ah mustaqbalka dayarta reer Somaliland/ HALKAN KAGA BOGO GABAY ABWAAN QARAN JIRE OO DHAMAYSTIRAN;
Related posts:DAAWO;-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadashay Masaajid Dayacan Oo Bulshada Ag Dagani Ka Dayriy... Machad Caalami ah oo ku Baaqay in Aqoonsiga Somaliland Dan u yahay Siyaasadda dunida ee Maraykanka Mudanayaal Ka Tirsan Gollaha Guurtidda Somaliland Oo Soo Dhigay Mooshin Ka Dhan Ah Muddo-Xileedka X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|