DAAWO;-Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Sool Oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Laascanood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Sool Oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Laascanood.
March 18, 2020 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N)Taliyihii ciidanka sirdoonka ee gobolka sool oo habeen dhawayd dablay ku dishay gudaha magaalada laascanood ayaa maanta magaalada loogu sameeyay aas qaran kaasi oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyiinta gobolka iyo boqolaal kamid shacabka magaalada laascanood.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/jtG3Q38hxWQ

 

COMMENTS
LINKS