|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-200 Oo Kamid Ah Dhalinyaradii Ku Guulaysatay Barnaamijka Shaqo Qaranka Oo Laga Soo Caydhiyay Xarunta Carbiska Ee Dararwayne+Sobobta!
March 25, 2020 - Written by Editor:DARARWAYNE(W,N)- Masuuliyiinta Barnaamijka shaqo qaran Ayaa faah faahin Ka Bixiyay Sobobta 200 oo kamid ah Dhalinyaradii ku guulaysatay Wajigii labaad ee shaqo qaran oo Laga soo eryay Xarunta Carbiska ee Darar Wayne. Sidoo kale masuuliyiinta barnaamijka shaqo qaran ayaa sheegay in dhalinyaradani kadib markii ay sameyeen baadhitaano ay noqdeen kuwo ay wax ka khaldan yihiin sifii ay kusoo gudbeen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/uWcHyA4UFsA
Related posts:Siyaasi Axmed Nasiye Oo Fashiliyay Cida Soo Abaabushay Madaxdhaqameed Muqdisho Kayimid Ee Ku Sugan L... Labada Xisbi Mucaarad Oo Ka Hadlay Farriin Culus Oo Waddamada Somaliland Ka Taageera Hirgalinta Dimu... DAAWO;-Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Eedo Culus Ujeediyay Madaxwaynaha Jabuuti Iyo Farmaajaha Muq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|