|
|||||
WAJAALE NEWS
“Casuumada Saleeban Cali Koore, Waxay Ceeb Iyo Meel Ka Dhac Ku Tahay Dadkii Xisbiga Usoo Halgamay”Jaamac Shabeel.
March 2, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Siyaasi jaamac shabeel gudoomiyihii hore ee golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay heshiiskii ay wada gaadheen xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka oo uu sheegay in ay kasoo shaqeeyeen dad wanaagsani Sidoo kale jaamac shabeel ayaa ka hadlay loolan ka dhex bilowday xisbiga kulmiye iyo casuumad dhawaan hogaanka kulmiye usameeyeen wasiirka warfaafinta oo uu sheegay in madaxwaynuhu wado qorshaha saleebaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Taliyaha Ciidanka Booliska Jsl Oo Dalacsiiyay Askar Gaardi Cajiib Ah Kaga Qayb Qaatay Isku Soo Bixii... DAAWO;-Dawlada Jabuuti Oo Ku Dhawaaqday Laba Qof Oo Qaba Caabuqa Coronavirus Iyo Awaamiirta Ay Soo R... DAAWO;-Munaasibad Lagaga Hadlayay Qadiyada Somaliland Oo Ka Dhacday Xarunta Baarlamaanka Ingiriiska. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|