Boqor Burmadow Oo Taageeray Ko,aankii Golaha Wakiiladu Ku Diideen Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridka, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwaynaha Iyo Ciro & Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Boqor Burmadow Oo Taageeray Ko,aankii Golaha Wakiiladu Ku Diideen Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridka, Eedo Culusna Ujeediyay Madaxwaynaha Iyo Ciro & Faysal.
March 28, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah madaxdhaqameedka beelaha bariga burco ayaa ka hadlay talaabadiii golaha wakiiladu ku diideen labada xubnood ee komishanka umatali lahaa xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo Ucid

Sidoo kale boqor buurmadow ayaa eedo isbarkan usoo jeediyay madaxwayne biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada Wadani Iyo Ucid isagoo ka digay qorshe ay ku heshiiyeen sedexdoodu.

Dhanka kale boqor buurmadow ayaa uhanqal taagay maamulka somaliya ,madaxda Somaliland ku eedeeyay in ay habeenkii hoos ula hadlaan farmaajo. Kuna baaqay in wax lala qaybsado Somaliya.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS