Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Ee Reer Somaliland Ee Laga Soo Celiyay Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ardaydii Ugu Tirada Badnayd Ee Reer Somaliland Ee Laga Soo Celiyay Itoobiya Oo Soo Gaadhay Magaalada Wajaale.
March 28, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Inka badan 300 oo arday oo reer somaliland ayaa soo gaadhay magaalo xuduudka tog wajaale kadib markiii laga soo celiyay dalka itoobiya oo ay ujoogeen waxbarasho  caabuqa coronavirus awgii.

Ardayday oo saaran  basas kasoo qaaday dalka itoobiya ayaa usoo gudbay dhinaca somaliland

Waxaana soo noqoshada ardaydan ka warbixiyay maamulka gobolka gabiley iyo laamaha caafimaadka somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS