|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Gabiley Oo Wasaarada Arimaha Gudaha Ugu Baaqay In Lasoo Celiyo Xoghaye Faysal Aw Xasan Iyo Sobobta!
February 1, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismaaciil oo kamid golaha deegaanka gabiley ayaa wasaarada arimaha Gudaha ugu baaqay in ay soo celiso xoghayihii ku meel gaadhka ahaa ee dawlada hoose ee gabiley faysal Aw Xasan oo uu sheegay in uu mudadii uu joogay uu kor uqaaday dakhliga kagana haboon yahay shaqada Xoghaye mustafe cabsiiye oo wasaarada dib ugu soo celisay gabiley dhawaan. Sidoo kale xildhibaan cabdicasiis ayaa sheegay in ka gole deegaan ahaan looga baahan yahay in ay kor uqaadaan dakhliga balse aan loo baahnayn in xilka qaraabo lagu bixiyo . HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|