|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Baarlamaanka Somaliya Oo farmaajo Ku Eedeeyay In Agtiisa Ay fadhiyaa Kuwii Xasuuqa Shacabkka Somaliland Ugaystay.
February 18, 2020 - Written by Editor:MUQDISHO(W,N)- Xildhibaano katirsan baarlamaanka somaliya ayaa ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay hadal dhawaan uu madaxwayne farmaajo ku sheegay in uu raali galin ka bixinayo dabiyadii dawladii siyaad bare ka gashay shacabka somaliland Xildhibaanka ayaa madaxwayne farmaajo ku eedeeyay in uu gudida wada hadalada somaliland iyo somaliya ku dary kuwii gaystay xasuuqa shacabka somaliland hadalkiisuna uu yahay mid aan dhab ahaynd Sidoo kale xildhibaanka ayaa wasiir maareeye ugu baaqay in uu raali galin ka bixiyay hadalkii uu somaliland kaga hadlayay islamarkaanu aanu jirin cid maareeye fikirkaa ku matalo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/mErPuxo3DTU Related posts:DAAWO;-Sheekh Almis Yaxye Oo Qadiyada Somaliland Usharaxay Culimada Somaliyeed Oo Shir Uga Socday Ca... Sh, Maxamed S. Saaweer Oo Wax Lala Yaabo Ku Tilmaamay in Xariirad Ay kazoo Yeedho Kelmada Gala Dagaa... Daawo:Salaadiinta Gobolka Awdal Oo Si Adag Uga Hadlay Wasiir Dhawaan Lagu Rasaaseeyay Magaalada Harg... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|