Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Soo Dhaweeyay Habka Cusub Ee Kaydinta Faylasha Guryaha Ee Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Soo Dhaweeyay Habka Cusub Ee Kaydinta Faylasha Guryaha Ee Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa,
February 15, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka xasan maxamed ayaa soo dhaweeyay nidaamka cusub ee dawlada hoose kusoo kordhisay kaydinta faylasha ee dawlada hoose ee caasimada hargaysi hirgalisay.

Sidoo kale Xeer ilaaliyaha ayaa bogaadiyay maayarka caasimada hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

https://youtu.be/2Up0cqFgwSE

COMMENTS
LINKS