|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xeebteena Badda Cas Waxaa Maanta Ka Taliya Jabuuti Iyo Farmaajo”Gudomiye Faysal.
February 22, 2020 - Written by Editor:“Muuse Biixi 45min Ayuu Dalkii Somaliland Oo Dhan Ku Xaraashay,Wuxuna Sameeyay Khiyaamo Qaran, Reer Uu Dabada Galinayaana Maanta Majirto” Gudomiye Faysal Cali Waraabe. HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Eedihii Ugu Cuslaa Usoo jeediyay madaxwayne muuse biixi cabdi oo uu ku eedeeyay khaayin aan mar qudha run sheegin Sidoo kale Eng faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay qadarkaa lacagta uu ku qaatay in ay kulmaan farmaajo. Dhanka kale faysal cali waraabe ayaa shaaciyay in aanay dib u odhanayn madaxwayne Gudoomiye faysal ayaa shaaciyay in bada cas ee somaliland ay ka taliyaa jabuuti iyo farmaajo. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO;“Dalka Waxaa Lagu Xukumaa Xeerkii Qaaxo Ee Beesha Dhexe,Mana Yeelayno Hadaanu Nahay Reer Awdal... Laba Kamid Ah Ciyaartoyga Xulka Gobolka Badhan Oo Maalintii Shalay Lagu Dhaawacay Garoonka Hargeysa... Daawo:Xukuumada Oo Joojisay Safar Dr.Bulxan Ku Tagayay Magaalada Muqdisho Iyo Dr.Bulxan Oo Faahfaahi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|