Xaalada Tukaraq Labada Ciidan Ee S/land & Puntland Oo Isku Tuur Tuuray Hubka Noocyadiisa Kala Duwan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xaalada Tukaraq Labada Ciidan Ee S/land & Puntland Oo Isku Tuur Tuuray Hubka Noocyadiisa Kala Duwan.
February 29, 2020 - Written by Editor:

Sool(W.N):-Xaalada Tukaraq Labada Ciidan Ee S/land & Puntland Oo Isku Tuur Tuuray Hubka Noocyadiisa Kala Duwan.

Warar Hordhac ah oo laga helayo Deegaanka Tukaraq ayaa Sheegaya inuu Jiro Dhaqdhaqaaq Ciidan oo labada dhinac Kaas oo Saaka Galinkii hore ay Ciidamadu is waydaarsadeen Hubka Culus.

Halkan Ka Daawo.

COMMENTS
LINKS