Wasiirada Maaliyada Wadamada Geeska Africa Oo Shir Ku Yeeshay Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Lagaga Hadlay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirada Maaliyada Wadamada Geeska Africa Oo Shir Ku Yeeshay Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Lagaga Hadlay!
February 4, 2020 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Wasiirada Maaliyada Wadamada Geeska Africa ayaa waxaa shir uga furmay magaalo Madaxda Dalka Jabuuti kaasi oo lagaga hadlay sidii wadamada geeska Africa uga tashan lahaayeen Mustaqbalka iyo sidii laysku dhexgali lahaa oo ay ugu horaysay horumarinta wadooyinka.

Waxaana ujeedada shirkan iyo arimaha lagu soo qaaday ka warbixiyay wasiirka maaliyada somaliya Cabdiraxmaan Bayle.

Dhanka kale waxaa isna ka warbixiyay ujeedada shirka wasiirka maaliyada dlka jabuuti Ilyees Cali Dawaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS