Warbixin;-Somaliland Maka Dabaalan Doontaa Duulaanka Siyaasadeed Ee Mandaqada? | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbixin;-Somaliland Maka Dabaalan Doontaa Duulaanka Siyaasadeed Ee Mandaqada?
February 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Iyadoo labadii todobaad ee udanbeeyay ay socdeen hadal haynta socdaal uu hogaaminayo raysal wasaaraha itoobiya ku imanayaa Somaliland ayaa hadana waxaa taa barbar socda isbadalka siyaasadeed ee ka socda geeska Africa kuwasi oo leh saamayntooda.

Hadaba jamhuurida Somaliland Maka dabaalan doontaa duulaanada siyaasadeed ee ka socda geeska africa iyo mandaqada oo kaasi oo leh saamayntiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXINTAN;

COMMENTS
LINKS