“Wakhti Xaadirkan Madaxweynuhu Wuu Kala Diri Kara Xubnaha Komishanka,”Gar Cabdinaasir. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Wakhti Xaadirkan Madaxweynuhu Wuu Kala Diri Kara Xubnaha Komishanka,”Gar Cabdinaasir.
February 6, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Garyaqaan cabdinaasir oo kamid garyaqaanada ka hawl gala maxkamadaha somliland ayaa ka hadlay sharciyan awooda madaxwaynuhu ku kala diri karo komishanka lagu muran oo hada shan xubnood oo kaliya ahi isku soo hadheen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS