Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo La Filayo In Ay Soo Gaadhaan Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo La Filayo In Ay Soo Gaadhaan Caasimada Hargaysa.
February 25, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wafi Culus Oo ka Socda Beesha Caalamka iyo Wadamada Somaliand ka Taageera Doorashooyinka ayaa la filayaa in maalinta bari ah soo gaadhaan  Caasimada somaliland

Ujeedada Waftigani Oo ka kooban safiiro iyo diblamaasiyiin ay kusoo fooleeyihiin magaalada hargaysa ayaa safarkoodu la xidhiidhaa muranka ka taagan qabsoomida doorashooyinka Jsl Iyo Xal u helida Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo maraya halkii ugu saraysa

HALKAN  KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS