|
|||||
WAJAALE NEWS
Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo La Filayo In Ay Soo Gaadhaan Caasimada Hargaysa.
February 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wafi Culus Oo ka Socda Beesha Caalamka iyo Wadamada Somaliand ka Taageera Doorashooyinka ayaa la filayaa in maalinta bari ah soo gaadhaan Caasimada somaliland Ujeedada Waftigani Oo ka kooban safiiro iyo diblamaasiyiin ay kusoo fooleeyihiin magaalada hargaysa ayaa safarkoodu la xidhiidhaa muranka ka taagan qabsoomida doorashooyinka Jsl Iyo Xal u helida Khilaafka Xukuumada Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo maraya halkii ugu saraysa HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO:Professor Ahmed.I.Samatar Oo Markii Ugu Horaysay Si Cad Uga Jawaabay Inuu Tartanka Madaxtinimo... Gudoomiyaha Guddida Xuquuqal Iinsaanka Qaranka Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Kufsi Fariina U... DAAWO; Shaqaalihii Uu Dhawaan Wasiirka Beeruhu Shaqada ka Caydhiyay oo Eedo Culus Usoo Jeediyay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|