|
|||||
WAJAALE NEWS
Urur Caalamiya Oo Soo Bandhigay Cadaymaha In Midowgii Somaliland Iyo Somaliya Ka Hor Imanayo Sharciga Qaramada Midoobay.
February 24, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- War-saxafadeed kasoo Baxay Urur caalamiya oo ay qayb ka yihiin Qurba Joog Reer Somaliland ayaa soo bandhigay Cadaymo Muujinaya in Midowgii Somaliland Iyo Somaliya ee 1960 uu ka hor imanayo Sharciyada Qaramada Midoobay kaasi oo aan gabi ahaanba aanu jirin meel laga ansixiyay isku biiristooda haday tahay golihii baarlamaanka ee wakhtigaa la dhisay iyo mid caalamiya toona. Sidoo kale warsaxafadeedkan ayaa lagu sheegay in wakhtigaa Somaliland ay aqoonsadeen 30 dawladood oo kamid wadamada caalamka halka Somaliland oo xornimadeeda ka qaatay dawlada ingiriisku ay udhamayeen madaxbanaanideedu halka somaliya aanay wax xornimo ah ka qaadan talyaaniga oo guumaysanayay islamarkaana ay qaramada midoobay iyo maxkamada aduunka ay ku gashay magaca Somaliland HALKAN KAGA BOGO WAR SAXAFADEEDKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Saraakiishii Dhawaan Lagu Afduubay Gacan Libaax Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Afduubay Iyo Cida Ka Danba... Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Markale Ku Celiyay In Aanu Sharci Ahayn Mudo Haraado Ay Sameeyaan Muc... Daawo:Xisbiga Wadani Oo Shilkii Diyaaradu Ku Duqaysay Doontii ay Saarnaayeen Dhalinyarada Reer Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|