Ujeedada Wasiir kuxigeenka Arimaha Gudaha Iyo Abaanduulaha Ciidanka Qaranku Utageen Boorama! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ujeedada Wasiir kuxigeenka Arimaha Gudaha Iyo Abaanduulaha Ciidanka Qaranku Utageen Boorama!
February 4, 2020 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)- Wafti uu hogaaminayo wasiirkuxigeenka wasaarada arimaha gudaha ayna weheliyaan abaanduulaha ciidanka qaranka iyo saraakiil sare ayaa gaadhay magaalada boorama oo maalmahan ay taagnayd xiisado kala duwan

Masuuliyiinta ayaa ka warbixiyay ujeedada uu safarkoodu daaran yahay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/ef6lSbEXxzI

COMMENTS
LINKS