|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkii Qaramada Midoobay Ee Todobaadkan Oo Lagaga Hadlay Dib U Dhac Ku Yimid Doorashooyinka Somaliland.
February 25, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Wakiilka qaramada midoobay uqaabilsan somaliand Iyo Somaliya Jims Swan ayaa shirkii golaha amaanka ee todobaadkan kaga warbixiyay xaalada somaliya ee dhinacyada abniga iyo siyaasada Sidoo kale wakiilka qaramada midoobay uqaabilsan somaliand iyo somaliya ayaa kaga hadlay dib dhaca ku yimid doorashooyinka somaliland oo ay hadheeyeen muran udhexeeya xisbiyada mucaridka iyo xukuumada madaxwayne biixi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Tallaalka Cudurka Jadeecada Oo Dalka Ka Bilaabmay Maanta Geeska Afrika Oo Helay Xoggo Ku Saabsan Cida Qaban Qaabisay Socdaalkii Madaxweyne Biixi Ee Dalka Gin... Daawo: Wasiirkii Hore Arrimaha Dibeda Somaliland Dr Maxamed C/laahi Cumar Oo Lagu Soo Dhaweeyay Maga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|