Shirkadda Dahabshiil Oo Daahfurtay Tartanka Maradoonka Somaliland Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Orodyahanadii Kaalmaha Hore Galay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkadda Dahabshiil Oo Daahfurtay Tartanka Maradoonka Somaliland Iyo Abaalmarino La Gudoonsiiyay Orodyahanadii Kaalmaha Hore Galay.
February 21, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Shirkada dahabshiil ayaa maanta daahfurtay tartanka maradoonka kaasi oo ay shirkada dahabshiil maalgalisay.

Tartankan ayaa waxaa ka qaybgalay inka badan 300 oo orodyahan kuwaasi oo ay kamid yihiin orodyahano Ajaanib ah.

Daahfurta tartanka ay shirkada dahabshiil maalgalinayso ayaa waxaa xafalada furitaankiisa ka qaybgalay  wasiiro xukuumada ka socday iyo masuuliyiinta shirkada dahabshiil.

Sidoo kale tartanka orodka ayaa waxaa ka qaybglay hablo kuwaasi oo wacdaro ka muujiyay,

Waxaana halkaasi abaalmarino lagu gudoonsiiyay orodyahanadii kaalmaha hore galay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS