Sawirka Todobaadka Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sawirka Todobaadka Iyo Nuxurka Uu Xanbaarsan Yahay!
February 24, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Halkan kaga bogo sawir cajiib ah oo laga sameeyay hadal haynta safar raysal wasaaraha itoobiya abey axmed ku doonayay in uu somaliand ku yimaado isaga oo uu weheliyo madaxwaynaha somaliya farmaajo kaasi oo xasaasiyad ka buuray guuda ahaan somaliland

Sawirka ayaa muujinaysa abeyaxmed oo si tahriibin ah dalka usoo galinaya farmaajo oo laga dhigay ruux dumar ah nuxurka uu xanbaarsan yahay

Halkan Kaga Bogo Sawirkan Iyo fariinta Uu Xanbaarsan Yahay;

COMMENTS
LINKS