|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Geele Oo Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Orodyahanka Caanka ah Ee Mo Faarax.
February 17, 2020 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Madawaynaha dalka jabuuti Ismaacil Cumar Geele ayaa qasriga madaxtooyada dalka jabuuti ku qaabilay Orodyahanka caanka ee U orda Boqortooyada Dalka Ingiriiska Mo faarax oo socdaal ku jooga dalka jabuuti. Madaxwayne geele ayaa sheegay in orodyahan MO FAARAX Dhalasho ahaan kasoo jeedo dalka Jabuuti. Orodyahan Mo Faarax ayaa dareen celiyay soodhawynta madaxwayne geele isagoo sheegay in aad ugu faraxsan yahay imaatika dalka jabuuti.
Related posts:Wafti Ka Socda Xukuumada Somaliland Iyo Dawlada Jarmalka Oo Kormeer Ku Tagay Mashruuca Biji Ee Gobol... Sedex Qof Oo Magaalada Berbera Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19 Iyo Tiradii Ugu Badnayd Ee Laga Hela... Maalintii Sedexaad Oo Baadi Goob Loogu Jiro Maydadka Dhalinyaro Ay Liqday Bada Berbera Iyo Fariinta ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|