HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid (soltelco) ayaa kormeer ku soo maray gudo cusub oo dawlada hoose ka hirgalinayso badhtahama magaalada hargaysaa taasi oo si casri ah loo dhisayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/sbVnLiFu-1I