Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Fariin Udiray Gaadhadhka Xaafadaha Iyo Suuqyada Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Fariin Udiray Gaadhadhka Xaafadaha Iyo Suuqyada Magaalada!
February 4, 2020 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Maayarka caasimada hargaysa ayaa amaro kala duwan dul dhigay gaadhadhka xaafadaha ilaaliyaha iyo suuqa magaalada hargaysa

Qoraal kasoo baxay xafiiska maayarka caasimada ayaa awaamiir lagu faray gaadhka xaafadaha habeen ilaaliya iyo suuqa magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS