Daawo: Maamulka Degmada Wajaale oo Bilaabay Olole Lagu Banaynayo Wadooyinka Xidhmay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Maamulka Degmada Wajaale oo Bilaabay Olole Lagu Banaynayo Wadooyinka Xidhmay
February 23, 2020 - Written by Editor:

Tog Wajaale (WJN)- Maamulka degmada Wajaale ayaa waxaa ay maanta gudaha magaaladaasi ka bilaabeen olole ay ku banaynayaan wadooyinka xidhmay.

Ololahan oo mudo soconaya ayaa waxaa halkaasi ka hadal ka jeediyay maamulka iyo masuuliyiinta degmada Wajaale, iyagoona fariin u diray bulshada kala duwan ee magaalada Wajaale iyo Ganacsatada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/BDNdEVzyTJU

COMMENTS
LINKS