Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Shacabka Ugu Baaqay Isku Soobax Lagu Taageerayo Qarannimada Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Shacabka Ugu Baaqay Isku Soobax Lagu Taageerayo Qarannimada Jsl.
February 19, 2020 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Maamulka degmada tog wajaale ee obolka gabiley ayaa shacabka ku dhaqan magaalo ganacsiyeedka tog wajaale ugu baaqay in maalinta bari ah ay iskugu soo baxaan banaan bax lagu taageerayo khudbadii madaxwaynaha Somaliland ka jeediyay baarlamaanka iyo jawaabta uusiiyay maamulka muqdisho.

Gudoomiye kuxigeenka degmada tog wajaale Mursal Nuux cismaan Iyo Xoghayaha Degmada Cabdilaahi Xasan Samaale ayaa bogadiyay madaxwaynaha jsl iyo khudbadii uu jeediyay ‘

Sidoo kale maamulka degmada tog wajaale fariin udiray shacabka ku dhaqan magaalada wajaale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS