|
|||||
WAJAALE NEWS
“Jabhad Iyo Cid Aanu Abaabulnay & Cid Aanu Soo Dirnay Majirto, Horena Umay Dhicin”Gudoomiyaha Shirkada Hass Petrolium.
February 25, 2020 - Written by Editor:“Waxaanu Iskugu Nimid Wasiir Qambi Magaalada Adis Ababa, Wuxu Iwaydiistay Aduunyo, Nasiib Darose Waxba Maan Hayn,”Gudoomiye Qorsheef. MUQDISHO(W,N)-Gudoomiyaha Shirkada Shidaalka ee Hass Petroluim Cabdiraxmaan Yuusuf Qoorsheef ayaa si kulul uga wajaabay eedaymo uu maanta ujeediyay wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo guryayta cabdirashiid Ducaale Qambi. Gudoomiye qoorsheef oo ah masuulka uu sida tooska ah wasiirku u eedeeyay ayaa sheegay in aanay shirkadoodu jabhad abaabulin horena u abaabulin. Gudoomiyaha shirkada hass ayaa sidoo kale eedo ujeediyay wasiir qambi isaga oo ka waramay kulan wasiirka u dhexmaray magaalada Adis Ababa oo uu wasiirku dhaqaale ku waydiistay balse aanu wakhtigaa waxba gacanta ku haynin Dhanka kale gudoomye qoorsheef ayaa xukuumada somaliland ugu baaqay in ay talaabo ka qaado wasiir qambi oo si ula kac ah uweeraray shirkadooda wasiirkuna uu keeno caydo la xidhiidha eeda uu u jeediyay HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:Suldaanka Guud Ee beelaha Subeer Awal Oo Dhambaal Hambalyo Ah Udiray Suldaan Maxamed Sidiiq Suldaan ... DAAWO: Wasiirka Warshadda Somaliland Oo Xilalkii U Kala Wareejiyay Wasiiru Dawlaha Cusub Iyo Wasiirk... DAAWO; Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland oo Gaadhay dalka Canada COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|