Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland oo Daahfuray Kulan Hawleed Ay ka Qaybgaleen In Ka Badan 40 Masuul Oo Laamaha Dawlada ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland oo Daahfuray Kulan Hawleed Ay ka Qaybgaleen In Ka Badan 40 Masuul Oo Laamaha Dawlada ah.
February 29, 2020 - Written by Editor:

Hargeisa(W.N):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Dirir oo uu weheliyo ku Xigeenka Hantidhawraha guud Sacad Riiraash  ayaa Maanta Daahfuray kulan hawleed ay Ka Qayb qaadanayaan In ka badan 40 Masuul oo ka Socoday Haayadaha Dawalada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

COMMENTS
LINKS