“Hadalka farmaajo Ee Quudhsiga Ah In Ay Somaliland Aqbasho Maaha, Iyadoo Dadka Dadka Xasuuqay..”Garyaqaan Dafac. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadalka farmaajo Ee Quudhsiga Ah In Ay Somaliland Aqbasho Maaha, Iyadoo Dadka Dadka Xasuuqay..”Garyaqaan Dafac.
February 14, 2020 - Written by Editor:

“Hadalka  farmaajo Waxaa Ka Muuqatay In Wixii Dhacay La Sahlanayd Lana fududayn,Taasina Waxay Dhib Wayn Iyo Gaf Ku Tahay Dadkii Dadkooda La Xasuuqay”Garyaqaan Dafac.

HARGAYSA(W,N)- Garyaqaan Guuleed Dafac ayaa ka hadlay sharciyan hadalkii kasoo yeedhay madaxwaynaha Somaliland maxamed cabdilaahi farmaajo uu raali gallinta kaga bixiyay xasuuqii taliskii siyaad bare ugaystay shacabka Somaliland kaasi oo uu ku tilmaamay in aanu ahayn hadal haboonaa in uu yeedhay xaqiiqada uu wali dafirsan yahay

Sidoo kale garyaqaan guuleed dafac ayaa soo bandhigay afar nooc oo aduunku uaqoonsaday dambiyadii ay dawlada siyaad bare ka gashay dhulka Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS