|
|||||
WAJAALE NEWS
Guri Ku Gubtay Magaalada Gabiley Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac.
February 10, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa maanta canbaaro duhurkii ka kacay dab kaasi oo sobobay dhimashada ilmayar iyo dhaawaca mid kale. Sidoo kale gurigan oo ahaa guri jiingad ah kaasi ay ku shufbeeleen hanti. Dhanka kale ciidamada dab damiska gabiley ayaa soo gaadhay iyagoo kasoo sabato bixiyay labada caruurta ah oo midka mid ah goor dhawayd ku geeriyooday cisbitaalka magaalada gabiley oo xaaladooda lagu dabiibayay. Halkan kaga bogo Warkan oo faah faahsan.
Related posts:Akhri Odoroska Miisaaniyad-Sanadeedka 2015-ka Oo Maanta Golaha Wakiillada uu ka Hor Akhriyey; Wasiir... Maamulka Degmada Iyo Warbaahinta Gobolka Gabiley Oo Siwada Jira Ufuliyay Olole Lagu Nadiifinayo Suuq... Culimada Somaliland Oo Si Caam Ah Khudbadihii Jimcaha Ugaga Hadlay Sida looga Digtoonaan Karo Halist... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|