|
|||||
WAJAALE NEWS
Guri Ku Gubtay Magaalada Gabiley Oo Sobobay Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac.
February 10, 2020 - Written by Editor:GABILEY(W,N)- Guri ku yaala magaalada gabiley ayaa waxaa maanta canbaaro duhurkii ka kacay dab kaasi oo sobobay dhimashada ilmayar iyo dhaawaca mid kale. Sidoo kale gurigan oo ahaa guri jiingad ah kaasi ay ku shufbeeleen hanti. Dhanka kale ciidamada dab damiska gabiley ayaa soo gaadhay iyagoo kasoo sabato bixiyay labada caruurta ah oo midka mid ah goor dhawayd ku geeriyooday cisbitaalka magaalada gabiley oo xaaladooda lagu dabiibayay. Halkan kaga bogo Warkan oo faah faahsan.
Related posts:Xisbiga UCID oo Cambareyey Wasaaradda Warfaafinta oo Cunsuriyad kula Kacday Wariye Siciid Masim Daawo: Eng” Faysal Cali Warabe Oo Ka Hadlay Qodabadii Ka Soo Baxay Heshiiskii Somaliland Iyo Khaatum... Daawo:Xarumaha Ganacsiga Magaalada Berbera Oo Saaka Albaabada Loo Laabay Iyo Mudaharaad Saaka ay Ku ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|