Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shahaado Gudoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Dab damiska Jsl. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Shahaado Gudoonsiiyay Taliyaha Ciidanka Dab damiska Jsl.
February 10, 2020 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N):-Gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa booqday xarunta guud ee ciidanka damdamiska qaranka somaliland waxana uu kulan la qaatay taliyaha ciidamadaasi sawaaxili halkaasi oo uu ugu dambayntii shahaado sharaf ku gudoonsiiyay waajibaadk balaadhan ee uu qaranka u hayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/uLtgiu4l2jo

COMMENTS
LINKS